VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheesha - Lyrics

karuur dhaydii waad kortoo nimcaadan kula rabay adaa ka kibrooo kolay socotoo kashbaad calmatee kulayl halisaad korkayga dhigtee hadaan kontonjeer kusoo wici jiray kurbadaad igu haysay waan ka baxoo ku daayay inaad kifaax ku jirtee karkiyo haka dhicin karkaarada hooy eebaa kalkaal siiya ruux kici lee kacdoonka saara kii kufayee nafsiga kaydsan kuuma soo dirayee ifkaaga la joog kalkaa saree kabladiyo dheeshu waa kaliga
Queue is empty
-- / --