VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maamuus - Lyrics

inta meerti caashaqa sawdigii ku milayee qalbigayga muhashada ku maree kusii muday ma waxaad ilawday iga maaran leedahay maankaad jacaylkiyo ku talaashay muxubada maamuus kalgacalkiyo meeshaad i saartee maradii xariirtii ma wax muunad baxayo maydhmayuu ahaa awal intaan macsuuntee maskaxdayda soortaa miray caashaq siisaa muudmuudso igu tidhi ma huraayo sawtaad ahayd laba mataanaa malabkaan wadaagniyo macaankii ma beenbaa inta meerti caashaqa sawdigii ku milayee qalbigayga muhashada ku maree kusii muday ma waxaad ilawday iga maaran leedahay maankaad jacaylkiyo ku talaashay muxubada maamuus kalgacalkiyo meeshaad i saartee maradii xariirtii ma wax muunad baxayo maydhmayuu ahaa awal
Queue is empty
-- / --