Heesta Aaminoo - Lyrics
yartaan aawadeed
u oomanaa
axdaan wada marno
may oofanine
nabsi oodabaa
ku albaabayaa
ayaa arkoo aaminaa
indhahyga ooyayoo
yartii aynigeed
u ilwaadsanee
erayada kalgacal
tii odhan jirtee
ubixii janadaan
ifka uGu jeclaa
ayaa arkoo aaminaa
indhahaygaa ooyayoo