VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cisho - Lyrics

Caashadu ilaahay cirka taagay udubli ciidana ka dhigay gogol wabiyada cartamayiyo cidhifyada bad kaga xidhay iyo buuraahaa culus cimrigeed aduunyadaa waxa jiraa col iyo nabadee caydhiyo nin xoola leh iyo laba is caashaqay caawana kamay tagin caynkaynu ku ogeyn adna calafka kuu qoran cuuna seegi maayee caashaqa ha baayicin Xalaytabao caweskii canabay daruuruuhu cimidh bay ahaayeen caawana lagu ma oga wakhtigii ku ciiliyo cisigiyo wanaaguna way is daba caraabaan waxana kuu cadayn kara caamiyaha indhaha liyo ma ogtahay curyaankaba cago loo ma waayine caynkaa wax loo yidhi ku wa cararayee ladan inay ku cibro qataan caashaqa ha baayicin
Queue is empty
-- / --