VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabi - Lyrics

maxaan gabi ka dhacayoo gudcur roob ku baaqee guureeyay awgaa galawgiyo shimbirihuba gacal ii noqdeenoo geedaha la kori jiray gabadhaan jeclaayeey gaaridii haweenkaay naftu geri gudoontaye gayaan kale ma waayine gasiiin aan la cuni Karin gaajada ma biiyee gacantaada igu qabo maxaan gocosha reemoo goonyaha jaleecooo garabkayga kaa dayay ana gogosha jiifana naasaha guntoodiyo gaadada salaaxe markaan soo gadoomee guntiiimada kaa furay gagi madhan ka toosee gayaan kale ma waayine gasiiin aan la cuni Karin gaajada ma biiyee gacantaada igu qabo
Queue is empty
-- / --