VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malyuun - Lyrics

malaayiin habloodoo madaw iyo cadaanba le midaan kala dhex baxaayee mar la araag dumar iyo mar wadii haeenee mawle iigu deeqoo ma huraan kal gacaliyo midigtiyo waxaan ahay mataanteeda bidixeet meel aad igaga taalaa fogaa badanaa muxibadan kuu qabaa nugulaa maankiyo qalbigu kuu nugulaa midabkaaga wacanoo masciideedka moodoo maariin dhalaalka mililicaada quruxdiyo muhanayso laabtiyo muuqaagan gaarka a maamuus wanaageey meel dheer adoo jira mareegsaa horteydee
Queue is empty
-- / --