VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Liibaan ma leh Aduunyada - Lyrics

Liibaan maleh aduunoo looxiyo khadkiisuba Marbay kaa lumaanoo lIlaaf baa lagu qorin Hanka aad ku lulatana Lingax waad uweydaa Adigu ku liday nabad kolbay lugtaadani Luxudka kuu tilmaantaa lAxadeed ladaagtana mArku lidiq cantuugoo kolku leebka kugu muday Kolbay kuu noqotaa cabad caashaqan lurkiisii Lardaylihiisii kama ladnaanine Wali waa uliicaa waa layl waayuhu Wuu laba lagdeeyaa Waligii ma laxooftohoo Waa laydh qabooyuhuu Kaa sii libdhaysiyoo Laac kuu hiraayoo Adigu ku liday nabad Kolbay lugtaadani luxudka kuu tilmaantaa Dhaxadeed la taagtaa Marbuu lidiq cantuugoo Ana lahashadaydii Ruux ruux ludugtaaye Caashaqan lurkiisii landayrihiisii marna kama ladnaanine Wali waan u liitaa
Queue is empty
-- / --