VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shabeelle maxaa ku dhumay - Lyrics

heeeley hibiloow waa yaabaale ariiree shabeelle maxaa ku dhumay aroortii waliba dagaal alleyylki kastaba qaxooti ilxumo yaan ka arkayaa arxan la,aan baan daremayaa umad la dhibaan u jeedaa illmo iyo agoon la arjumayo islaamo la laynaayo odayaal la wareerayo ishaadu waxay nebcaato dhegtaadu waxay ka oydo masaakiin la eedaadinaayo Ayaan arkaya mudo aad u badan soomali miyay ahayn dadka imtixaanku haysto heeleey hibilooy waa yaabaale ariireey shabeelle maxaa ku dhumay heelleey hibilooy waa yaabaale ariireey shabeele maxaa ku dhumay umadaa soomaaliyeed rabigii uuntee khalqaday qoloba aag buu ku beeray inay is cisaysiyo inay isu hiiliyan ehel iyo walaal ay ahaato islaamnimo lagu bariisto ayay aayaduhu tabin eediyo dhibta aad fashaana aday kuu daran yihiine aakhiro markaa loo aqoolo abaalkaad suuubsataad agtaada la tuulayaa amxaaro miyaa ku nool arliga lagu baratamaayo heeleey hibileey waa yaabaale ariirreey shabeele maxaa ku dhumay
Queue is empty
-- / --