VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehelkaygiyo – old - Lyrics

Nafta raaxo jecelaa raafaad iyo dhib necabaa! reer magaale caashaqey rubidiisu nugulahaa. Haduu waayo kuu rabay rogol noqosho badanaa haa! Ruux ruux ka maqan yahay hurdaduu ku reemiyo riyo waali badanaa. Raggu naago jecelaa dumarkuna u roonaa. Haatana diiq dagaaliyo cololaad raagto badanaah Kolna wey is reebaan Kolna wey is raadshan kolna is lama daaqaan Caashaqa runta ? Sida roon rabba Ogee waley anniga.. Ayadoo dhameesitran Waan soo gudbin doonaa
Queue is empty
-- / --