VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyay wadhigu iga raacday - Lyrics

Wakhtigu nacasay- Sanaa waayuhu yaab Badan ogaa dhalintu Waji garad sanaa X2 Weelkaagu hadaanu Buuxin wax saarku ku Ku qaban ogaa weedh- Aadu itaal yaraa X2 Walaalkaa kolay ku Tahay baryadu wayday- Sanaa wax heentu mar Fiicanaa X2 Wanaagaan dumar u Geestay abaal horay Looga waayay miyay Wadhidu iga raacday X2 Jaceelku rag wiirsigiisa Wax yeeluu yaqaanaa War maha yaa noogu Dhiibay X2 Hadaan waashoon Wajaqay wareerka Rabaa daweeyee Waynow mahadaada Weeyee alaa waynoo Waaxidee ilaahay Wanaagsanaa X2 Hadaan waayo arag Aheen wanaajiyow ii Wanaaji wadada tosan Nagu hagaaji X2 Waynow naga dhaaf Dambiga oo wadada Toosan nagu hagaaji X2
Queue is empty
-- / --