VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daauud - Lyrics

oog weeye qurbuhu haalkaaguna qiimo ma lehe ka habaabnay hidaheena iyo hore u kaceene warku waa hubaale sida hal geela hogaanka gaarka ulma ma noo haysaa hanti kastoo ledahay reer xunba leedahay sharaftaada inaad heshoo ha sugin haybad waxa ku leedahay dhulkaaga hooyo hodan weeye wadanku had iyo jeer allow ku hibeeyay nabadee good har qabow lehban gudun u haysanaaye hadal haan man ma buuxshe hayska hlaynayno hoygaagan hureeqa nafta habaabkeeda halis weeye arinku ma haleeli karayno somaalay hashiino haan ka kacno hurdada haybad waxa ku leedahay dhulkaaga hooyo
Queue is empty
-- / --