VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gar miyaa - Lyrics

gar miyaa inaad iigaraabin ood garabkayga gaar martee aniga aniga gubtayee gubtayee gadaalaad ii reebee x2 gafka oo aan geestayee ood iiga gudaysidaan garan waayee ar gacalaa gacalaa cadeeyay guurkaygee x2 gudigii jaceelka aan ku go'aa godobay maleh go'aan koodee guulaysataa aad iiyeertee goobtaa gurbaan keenaayee gogoshii jaceelka aan galayee gar wixii lagooyo aan ku go'aa gaba gabayskii aala joogaayee qaynuun ku guuraan ahayee gabaalo nin kii gaaraa guntadaa nimaan gaarin maxaa ugeeyee gaabsee gaabsee laftaa guhaad dhaafeeee x2 gayaankayga koo ahaa isgacloonay geesiyow go'aan waayee igardareesatee gardaresi waa go aan xumo ee x2 gogoshii jaceelka aan galayee gar wixii lagooyo aan ku go'aa gaba gabayskii aala joogaayee qaynuun ku guuraan ahayee gudigii jaceelka aan ku go'aa godobay maleh go'aan koodee guulaysataa aad iiyeertee goobtaa gurbaan keenaayee godkay ku hoydaan good abeesadee aan gacantay udhiibtay goortaanee aniga aniga la igoostayee googoostay laygu goosaaree x2 gabar yahay igaadayee gambashaad ba keentayee waad ila gaartayee an gud curaan gud curaan ku gaar dihoo haayaa x2 gudigii jaceelka aan ku go'aa godobay maleh go'aan koodee guulaysataa aad iiyeertee goobtaa gurbaan keenaayee gogoshii jaceelka aan galayee gar wixii lagooyo aan ku go'aa gaba gabayskii aala joogaayee qaynuun ku guuraan ahayee
Queue is empty
-- / --