VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo guuree - Lyrics

Soo guuree Gaabooy goobtaan imaaweee Gacalkaagaa igalee Ma iga go'ayee God intii layga geeyee Adigoo gadigood jirtidee Ayaan gadigoo kale joogee Godka goon ku jiree Minaas na dhaxyaalo Waxaan ahay kii gudbee Soo guuree Gaabooy goobtaan imaaweee Gacalkaagaa igalee Ma iga go'ayee God intii layga geeyee Gibilkayga manaa La gooygooyee Gabalkii hero kuu gabyaayee Soo guuree Gaabooy goobtaan imaaweee Gacalkaagaa igalee Ma iga go'ayee God intii layga geeyee Guurkayna kuwii kala geeyay Gardaraay nagu soo galeenee Guulaan naga gaarayaa Garwaaqsaneenaa gacalkayna Kusoo gunaanudayee Gabalkoo dhacin goorta goor tahay Soo guuree Ganiyoo goobtaan imaawee Gacalkaagaa igalee Ma iga go'ayee God intii layga geeyee
Queue is empty
-- / --