VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan is aaminay - Lyrics

albaabkii qalbigayga kaama ma'oodnee ii ahow siin kuugu ogaayee ayaan samay adigaa oon iga goosaaye iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee uur xumaanaan la ooyay maahee kuuma ahaan karo sidii ogeedee anaa is yeelay intaan uur xumaan la ooyee waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee afarta gaad ood aduunka adigaan kaa ishaartayee iimaan lahaawee iilka iiga imaaw ha iiga aamusine iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw aqal inaan galno oon is aroosno abshir noo eheede iyo ijaabee maxaan iraah daayee eebe ma ii idminee waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee
Queue is empty
-- / --