VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqti - Lyrics

waqti hore jacaylkii doontii wacnaydiyo dusha wabiga niil runtii igu wareemaa wanaag badan i farayoo uma baxa wixii ba,ay in kasto la weeraray ama nacab ku wiiqoo wajigii furnaan jiray saaka uu wax kale yahay wuxxuu sababsadoo wadka uga soo dhacay wali waa dhankaagoo warba wuxuu ku idil yahay waa nin iyo waagii wadnihii kalsoonida kaaga waab saeeyay cidlo weheshigiisii runtii wuu walwalayaa kolka uu wax kaa dhigay waadamahaad u goyse inkastoo wareerkii waynuhu ka qaadoo farxad uu walaashado aduun buu kuu waanshaa wuxxuu sababsadoo wadka uga soo dhacay wali waa dhankaagoo warba wuxuu ku idil yahay waa nin iyo waagii
Queue is empty
-- / --