VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareenka - Lyrics

dareenka jirkaygiyo wadnahaad dalaq iga dhex tiri daraadaa dumar ayaan u daayo kaba durkee maxaan kuu daalayoo dabayl iyo qorax maroo daraadaa u oomayee nafkuu dabranee ha daayacinee ha daayacinee dar yeel u samee dawaysa ahaw sidii doogbaxaya bay indhuhu kuu daawadaan intuu daain uumayeey adaan kaa doortayeey miyaad ii diir naxay dabkan igu shidan dartaa adaa iga damin karee
Queue is empty
-- / --