VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacal Walaal Ft Sahra Ahmed - Lyrics

Xil i galo i gashe howl
ma gaabiye ii gargaar
gacal walaal
isoo gaadhay isoo gaadhay
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

Gabaldhaciyo waa gaduutan
ku goobayoo
i garwaaqsanweyde gabaryahay
markaad guurtaad ana gooste
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

Jaceylkagu waa gube
gabanyahow gibilkeygana
gilgidhee
isoo gadhay isoo gadhay
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

Gantaalihisa jaceyl i gaaroo
nafsiga gadooman
ka gabadee
markaad guurtaad ana gooste
ala kuu gargaare
ana ii garaabe

Queue is empty
-- / --