VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anigoon - Lyrics

anigoo aan diidayn dabmigii aan leeyahay dumar waa magaratee sidaa ha iila doodine dad haduu is qoonsado waa la kala dambeeya ha i diidin laba ruux miduun baa dulqatee nabsi dooni dhaaxaad dawyada ku dhaaftee kuma darin masiibadan kula daristay maantee dad haduu is qoonsado waa la kala dambeeyaa ha i diidin laba ruux miduun baa dul qaate xanuun aan i daashani kuma uu damqaayee maan damin ilayskii kuma dayrinee garo dad hadiuu is qoonsado waa la kala dambeeya ha i diidin laba ruux miduun baa dulqaatee
Queue is empty
-- / --