VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Botor - Lyrics

heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey naa botor waa nin bawsadaye heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey iyo nin uu beerka kala jaraye heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey waar ha iga dhigine ii dhiibe heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey oo dhulka ha iga gaadhsiine heey heey heleele hoobaleyeey haayeey waaar halgankii daraato iyo heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey waar maan daminin ilayskiiye heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey ee kumaa dayr inoo galaye heey heey heleele hoobaleyeey haayeey heey heey waar dalltabyada i haysiyo heey heey heleele hoobaleyeey haayeey
Queue is empty
-- / --