VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cimri - Lyrics

Cabaar baan ku sugayoo Cadceedaa i damaqdee Cabaar cabaar baan ku sugayoo Cadceedaa i damaqdee Cidlo kaagamaan tagin Kaamanaan calool guin Caydhina ismaan odhan Cimrigayna kuma talin 2× Caqligii naftaydoo Cosob iyo dhul baadnoo Cadaan iyo madowbaan Ku calmadayee anigaan Ku caleemo saaree Cadhadii ka soo noqo 2× Caydh iyo dabayl iyo Cir onkoday fiidkii Caydh caydh iyo dabayl iyo Cir onkoday fiidkii Ayaamaha cartamay iyo Roobkigay la ciilayee Cilmi iyo tiriig wadan Caashaqeena inanyohoow 2× Cid waliba ogaatee Ka ilaali cadawgoo Cidna yaan lagaa helin Ku calmadayee anigaan Ku caleemo saaree Cadhadii ka soo noqo 2×
Queue is empty
-- / --