VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkaygoo Somaliland - Lyrics

dalkaygoow dushaadu waa barwaqee dabayshaaduu way udgoontee dalxiis kaagamaan imanin meelaan kugu doorsanaaya miyay dunidaba ku taalaa somaliland dushaadu waa barwaaqee deegaan qurxoonoo dalkaygow macdani ay dul jiiftiyo dalkaygoow ciidaadu waa dahab doogiyo barwaaqo ah dadkaygoow somaliland dushaadu waa barwaaqe aan dagal shisheeyaha dalkaygoow dawarsiga qaxootiga dalkaygoow darxumo aan ku noolahay dalkaygoow damiirkayga maa dhiman dalkaygow dadaal baan ku maqanahay dunidaan kaa iiibshaa inaan ul iyo diir nahay dadkaygoow somalland dushaadu waa barwaaqe
Queue is empty
-- / --