VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayhaygu - Lyrics

dheeliyo ciyaariyo dhayal kumaba taagnide dhiig geesi shubayyo dhaxee hanad la dooxiyo geeri loo dhamaayiyo shacabku uu dhadhamiyaad dhidibkoodii tahayee dhulku qaaruu diidiyo dhirta laamaheedii iil loga dhigaybaa ku dhantaa wanaagee abidkaa ha dheeliyin dhaayahaygu marnaba kaamaba dhargaanoo dheehashada ducaan kali quraan kugu dhameeyaa alle inuu ku dhawree maxaa dhaxan qaboow iyo dhiifiyo xanuun iyo halasuhu nimuu dhabay hurdo inuu dhakooriyo kuu diiday dhaqashoo dhicintaa ku foognaa maxaa hooyo dhiiliyo naxdin kuu dhadhamisoo say iyo dhalaaniyo dhagar qabe daraadaa ka dhameeyay noloshoo aduunyada ka dhaadhacay dhaayahaygu goornaba kaamaba dhargaanoo dheehashada ducaan kali quraan kugu dhameeyaa alle inuu ku dhawree
Queue is empty
-- / --