VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galad - Lyrics

gacalkayga dhamaan gabankaan ka xushee balan aan guntanaa gacansaydh la yimoo wanaagii gudhiyoo iga raad gadayee go,aankaan dhiganiyo gadii aan ka mudnaa hadii uu gudi laa ma qabeen gocoshe galad baan hanan laa awrkii aan gibilnee wada haynay gadhkee gurigaan dagi layn goobti uu ku ekaa yoolkaan gaadhi layn geedigii ka du,doo go,aankaan dhiginiyo gadii aan ka mudnaa hadii uu gudi lahaa ma qabeen gocoshee galad baan hanan laa
Queue is empty
-- / --