VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mudan - Lyrics

Halkaasaad mari ha odhan Waxaasaad mudan ha odhan Halkaasaad mari ha odhan Waxaasaad mudan ha odhan Ilayn mawtida gaf weeyee Ilayn ilayn mawtida gaf weeye Bidixda midig ha u mudulanin Xaaraan weeyaan maluhuye Bidixda midig ha u mudulanin Xaaraan weeyaan maluhuye Mida kale waxaan ugu socdaa Cunaha waxaan kuu maray U gaabi hadaa tidhaa Miyaan teeda calaf meesha dhigan 2× Min guur waxay tahay murtidu Aduunyadu waa mar geel Min guur waxay tahay murtidu Aduunyadu waa mar geel Macaan bari ayaad Siday kugu soo martaba Ilaahay ilaahay Ilaahay mahad u celi 2×
Queue is empty
-- / --