VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaydaay - Lyrics

maxaa raacdadii xornimo rugaan loo diri haween dagaalada lagu rogmado gantaalada la isku rido intoon kugu riixay halis rasaas u cabaystay qori naftaydaay raali noqo rafaadkaad ila martiyo dulqaadkaad raarataan rabigay ugu mahadiyaa waxaa loo roorayaa intaa loo ruclaynayaa rajada lagu noolyahee adaa reeriyo carur hada meel roon dajee sahan geedig u rree naftaydaay raali noqo rafaadkaad ila martiyo dulqaadkaad raaarataan rabi ugu mahadiyaa inkastoo raaxadiyo raynraynta kula jeclaa wanaagaaga aad u rabay inteebaa dareen i ruxay intaan kugu riixay halis kuriiqantay hawlihii naftaydaay raali noqo rfaadkaad ila mariyo dulqaadkaad raraantaa rabi ugu mahadiyaa
Queue is empty
-- / --