VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahasho - Lyrics

Liishaanka argtida Liisaan macaanida Amba waa i ladagoo 2× Ma lado daraadaa Laxawsiga kalgacaladaan Amba lahashadeenii 2× Laab qabow iyo labaca Laaf luqunta Aan ladnaanee Dhiiga raac Laab qabow iyo labaca Laaf luqunta Aan ladnaanee Laydha raac Liishaanka argtida Liisaan macaanida Amba waa i ladagoo 2× Lumayoo daraada Libiqsiga jaleecada Isha kaama laliyeen 2× Laab qabow iyo labaca Laaf luqunta Aan ladnaanee Dhiiga raac 2×
Queue is empty
-- / --