VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beeraha - Lyrics

caam ahaan dadkaygoow cunto debada laga diro aan ka caaganaanee ciideena hodonka ah ma u sara kacnaayoo beerahaa ma saracnaa caqligoo shhaqeeyiyo cududaan aynu maalna caydh lagaga baxayaa beeraha ma saracnaa cirku markuu curtee da,o ee caadilkeen shubo inta biyaha celisaan cidhifyada badaha gala berraha ma saracnaa wax kastoo cunaynana cad iyo caano mooyee cara kalaan ka keenaaye beeraha ma saracnaa
Queue is empty
-- / --