VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cugasho - Lyrics

ruux haduu ku caashaqo laabtiiisa kuu culo looma camal xumaado ciil laguma beeree adigaa caradoo idil inta curad ku guud nool iga wada cajabiyee cosob iyo ugbaad iyo dhul caleen liyo doog cud aan ku dhaqanee nabad ugu cawayne ku calmdaye ila cuge naftaydaad casiisiyo cadceed aad uu tahayoo cindigiyo maankaa weheshda codkaagee caqliga iyo garashada raga caam ahaantood iga wada cajabiyee cosob iyo ugbaad iyo dhul caleen liyo doog cud aan ku dhaqanee nabad ugu cawayne ku calmdaye ila cuge
Queue is empty
-- / --