VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Golongolo - Lyrics

waxa aan la golon golay gawra socodka iga dhigay waxan iga jaray gasiinkii gacalow xusuusee marku uunku gurigiisii gamee uu hurdada lado ana waxaan la goohaa guyaal iyo barwaaqooy waxa aanan garanaynoo gaar kuu jeclaadaa igubaaya anigee sida guban barwaaqa geediyo kayma ah guudka sare magool yahay udugaaga goobaa galabtaan ku dheehdaa warmihiyo gantaalaha intuu oofta ga galay gooni joog ma iga dhigay
Queue is empty
-- / --