VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaac - Lyrics

hanaanka xishoodka habsami dhaqankaaga hadheeyay naftayda hadmaad iga baanan anaaba hankayga sidii hogol rooba hilaacna dul joogo heedaydu ku raacday hadaanan waxaan hanti haysto u hurin nftaada halyay jiraba ma ihi hadaanba adoo i horjooga hawaysto ragoo dhan hibaaq baxayba ma ihi hubqaadka jidhkaaga hoygaad ku barbaartay hadaan ka masuugo hogaan dhaqan ma ihi hubaashii anaaba humuunta jacaylka intaan la haraaday hoheey lale kaalay
Queue is empty
-- / --