VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees forjo - Lyrics

naf jacayl haleeliyo niyad kugu sanbaa nabarkii i baahiyo udub laga jiraa nugulkii horiyo nataqay ahayd nabadaa jartiyo nacabkaysatee naxariis i saaqdiyo neecow udgeenay naqa iyo barwaaqada nadar jiido wacaney nafsadaan ku rabin naawilada madhan ha ku raadinoo naruurow ha odhan ha nusqaamin taladoo nacab ha iga dhiganine ha ku neefsanee noole cishqiga balankiyo nasiibkana naftu way ogsoontahe wan u noolnahee nasrigaaga sugo u nuglee jacaylkii nadi ila dhacayoo kama nuursade dhakhlee wadanaha hadii aad naliyo nayruus ahayd ka dhow qalbiga wanaagow halkaa wadi naasi u jee ay nagaadi iyo nolol aan dhisnee ha iga nixin walaal nin ragaad ahayd wakad shalay i nacdee soo noqnoqoshadaaduna nacas yay ku qorin ha nusqaamin taladoo nacab ha iga dhiganine ha ku neefsanee noole cishqiga balankiyo nasiibkana naftu way ogsoontahe wan u noolnahee nasrigaaga sugo
Queue is empty
-- / --