VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meher - Lyrics

Anoo sheekada mir baxin Mayeeraan idhawaaw ma koosday kalgacaloo Dhigiisii maalayee Miyaan ka maarmayaa Anoon muuqaaga aragee Dhulkuba waa imadow Anoon muuqaaga aragee Macaanku waa iqaraar Tan iyo moojadaha cartama Ayaa igu meersanoo Adaa kula magansadee dartee anigu ha imurginee Xuska iyo oodu adkee Afmalab uuurkana mariid Allaha naga muunsoo Macaanoo mahersigeenaa Malaaig ha maamulee Adoo muhanshada maldiin Mareegtaan kugu jiraaa Marwooy muxibada jacayl Miisaanka adaa sidee Siduu mugdi kaaga gaay Adoo Mayal ii jiraa Gacalooy ii muuqataa Adaa maanka iyo qalbiga Jacaylka ku meeracoo Ku daystay inaan ku tabayee Ha moodin inaan maqanee Xuska iyo oodka u adkeey Afmalab uuurkana mariid Allaha naga muunsoo Macaanee mahersigeenaa Malaaig ha maamulee Anoo kala miirin jano Mugeed laabta kalgacal Dartaa igu maaxdayoo Miraha geedkaan cunaa Jalaycada Anoo ifka meer leh baan Hadana magacaabayaa Anoo ifka meer leh baan Muraayada kaa arkaa Tan iyo moojadaha cartama Ayaa igu meersanoo Adaa kula magansadee dartee anigu ha imurginee Xuska iyo oodu adkee Afmalab uuurkana mariid Allaha naga muunsoo Macaanoo mahersigeenaa Malaaig ha maamulee Anaa maanta iyo beriba macuusamay jacaylka oo Marwooy maamuus horlahiyo Xasuus ku ma meermayee Midaa maankaaga gali Waxaa markastaba rabaa Mudada soo gaabatoo Waxaa marksataba rabaa Meherkeenoo meel maree Adaa maanka iyo qalbiga Jacaylka ku meeracoo Ku daystay inaan ku tabayee Ha moodin inaan maqanee Xuska iyo oodka u adkeey Afmalab uuurkana mariid Allaha naga muunsoo Macaanee mahersigeenaa Malaaig ha maamulee
Queue is empty
-- / --