VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somaliland - Lyrics

somaaliland dhamaanteed sifo gaara weeyoo saatirku u dhameeyoo saxariir ka leexshoo sanad hoodo dhalato simanyahay dadkeedoo sacabiyo cayaariyo samo lagu caweeyoo naftu ay saluugiyo saranseerba dhaaftoo samaanteed ALLA u hayee calankan sare u qaad subixii guduudtaba sabadeed irmaanee sooliyo sanaagiyo sinji wacan togdheeriyo awdaliyo saraariyo saaxiliyo hargaysiyo gabilay salkeediyo saba daad madheedhiyo saaciyo barwaaqoo qurux lagu sar gooyo mayaygii salaad helay bariidiyo salaan mudan
Queue is empty
-- / --