VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaqiiq - Lyrics

xifad maaha caashaqu xoogna laguma soo helo xiisahana ruuxaad aad jeceshahay xididada wadnaha iyo isku xidha halbawlaha xilkasmaaha caashaqu kaa helay xabiibi xasuuso aad u fara badan ana waan xajinayaa ha iga filan xuman abid mar haduu xuftaa hore xagal daaci waayo xaska loo dhigaayiyo ka xoroobo caashaqu gaf iyo is maan dhaaf xurmadiisu waa deeq iyo dhaqan xariiroo haduunbaan xaqiiqsaday jacayl aan xasuustaba cidla lagama xiiqee haduu nasiibku kugu xidho mid yaqaana xeerkiyo xisaabaha jacaylkee xilka laba is jecelbaa ku haboon xaqsiintee xag kastoon ka eegaba kaa helay xabiibi
Queue is empty
-- / --