VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calanka jabuuti - Lyrics

calanyoho ilaha dheer dhakadooda saarani markii aan ku dheehdaan farxad aan la dhelayo dhag dhag aan idhaahdaaye dharaartiyo habeenkii ragbaan qoriga dhiganoo dhimashada ka door biday dhibka kugu yimaadoo dhiigooga kuu huray dhalinyaro iyo waayeel inta dhabarka lagu sido ee aanan wali dhalan dhaxal koogiibaad tahayoo kugu dhaadanaynaayee
Queue is empty
-- / --