VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ima ogide waxan ahay (New version) - Lyrics

New Version Hadii aad rabtid tii hore halkaan ka dhageeso 'Ima ogidee waxaan ahay; Ima ogide waxan ahay Axdi kuma cayaaro Ima ogide waxan ahay Ilaahay usamiroo Waxan uur habreed galey Awliyo tilmaaniyo Afagaale iyo dirir Agnamaarku wacanyahey Ifkana waxaan usoo baxay Aroor samadu furantoo Imaankiyo kalgacalkuna Iskuna keen Amaaneen Sida ayro geelbaan Kuu olalayaayo Sida Ubad aan dhalaybaan Kugu uur fayooboo Sida olol la shidaybaan Il dheer kaa arkaayo Sida ubax labeerey Indhu kugu farxaano Sida Aayad diinaan Afka kugu hayaaye Adiguna aqoonsoo ili dhehoo docdaada ogoow Ima ogide waxan ahay In xun lama tusaanoo Ima ogide waxan ahay Samaa ruux loo uumoo Waxan uur habreed galey Afar iyo tobnaadiyo Urur dayax la xero galey Afku rooble iyo nabad Aduunyada waxaan imi Maalintii Islaamkoo Lagu Iidey Xaramkoo Ibliisku Uu xidh xidhanyey Sida sheekh asluub laan Kuu Amaanayaayoo Sida uduga doogaan Kuu iimaansadaayo Sida oogadaydaan kuu ilaaliyaayoo Sidii nabi Ayuubaan Adi kuu samraayoo Sidii Abaa Hurayraan Kuu Aaaminayaayoo Adiga iyo Naftaydaan Ifka ugu Jeclaayee Adigu aqoonsoo Ili dhehoo Docdaada ogoow
Queue is empty
-- / --