VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afmiishaar - Lyrics

dunidan saban arkaysa inaan aabo noqdo waanaga ka hor imid aduunkan lugooyadiise dardaaranka aabo maqal afkii ku adima runtiyo siduu alle kuu ogyahay aniyo godoba dishee afmiishar hadal bartiyo caqow mid ku dhaarte been markay arinkaa jir tahay awlaad ku hurgoodiyo od iyo ku majeer lahow aamanow hadaad tihini dushaada u dhiibi karo inkaartu waxay dishaa qofkii isla yaabaye waxa aragtaba anaale ayaan aabo kugu ogahay schoolban kaso bixiyo aqoon ma shaqaynayso anaa reer hebel ku faana aamanow hadaad tihini dushaada u dhiibi karo inkaartu waxay dishaa qofkii isla yaabaye waxa aragtaba anaale ayaan aabo kugu ogahay
Queue is empty
-- / --