VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baledweyn - Lyrics

bi waa jacylow bodhari inuu dilay been baan uhaystee bi waa jacylow boog aan la dhayinoo cidi baanan karinoo beerkiyo wadnihiyo boga kaaga taaloo inuu yahya bir caashqu been baan uhastee wabigoo butaacoo beeraha waraabshoo dhulku baadku jiifoo dhirta ubuxu buuxshoo badarkiyo galaydiii lagatuuray baalkoo canabkii bislaadoo buladiyo ciyaaraha lagu wada bariistoo beeruhu gu joogaan saw bari samaadkii balad wayne maan tagin dhanki bari magaalada saw boqorad joogtoo biyo dahab lamoodoo bilicdii haween iyo bili loodhameeyoo timo boqonta joogoo bal goray lamoodoo baarkana casaankii bidix midig isgaadhoo bul cad lagu xidiiyoo badh kuseexanysoo barkanaysa qaaroo huwanaysa baaroo igu beertay lahashoo ubuseelay maan baran saw goor baro ahoo bshu ay sideed tahay aniga iyo beer lula isku maanan soo bixin sow bariidadaydii iyo barashadeeduu buundada ciyaartee balad wayn ku taalee biyo lulato guudkeed bandhtankeeda maahayn saw bixiso weeyee banal maanu dhiganoo beri joog imay odhan sow bayd go aygii layguma bushaarayn maantaa labaxayaa bulshadii imay odhan saw waa bastayoo socod beegsan maayee ina baaja caawooo ibaxnaansha maan odhan saw taliye baasoo baano war moogii taydii mabeenan saw badiba kooxdii goortay badheehdeen baabuurkii fuuleen ana baal kamaan korin boholyaw daraadii sow baraq nuglaantii belo lagu ducaystiyo baryo kumaan maqnaynoo biri mayxumaatoo batroolka daadshoo ka wada bukoodoo bogsan waaya maan odhan sow bariga waagiyo barqo kulul dhexdoodii geed baaxad waynoo balad wayn kucaanoo dherer iyo balaadhloo la yidhaahdo baaroo ma bidhaasanaynoo bulxankiika yeedhiyo ma maqlaynin baaqii saw baaxad soorii iyo laba boglayntii maan noqon bastayoo bacadkii ma dheelima saw galab baqoolkii anagoo barwaaqiyo meel baadle joognoo tumaynayna beerey sow maan baraarugin riyo beena weeyee saw baalo daymihii baabuur lalaahyoo haad baalo moodoo fananaaya buur dheer isma odhan kaboodoo nafta saw mabiimayn nin banaadir joogoo blad wayn lahastoo waxaan ahay labaabee sow baadi doonkii wali baafis maan ihi balad wayn lahayoow ka dhig guri barwaaqo ah beer lula alahayoow belaayada hareer mari balad wayn lahayoow ka dhig xoro badhaadhee beer lula alahayoow ka barii wax yeelada balad wayn lahayoow ka dhig berta raaxada beer lula alahayoow baryo samo kunoolee
Queue is empty
-- / --