VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudurada jaceyl - Lyrics

Qarqarsiga kalgacal Kaariyo qardhaas Qarow igu noqdoo Naftaan qaybsamee Qudurada jacayl Geediyo qardhaa Tii laga qoraa Ma qaboojiyaan Qiilna uma hayaaneey Haggadeey adaa Nafta qaayiboo Kuu qayshadee Ila qaybso nolashoo Ila qabo axdiga Aan aqal galee Qayrkeed karoon Qalanjadii hablahaa Quruxda ugu siddaay Nafta qaadatee Qqudurada jacayl Xiisahaan u qaboo Qaacba wadnaha Iga qiiqayeee Qalbiga i shidee Haggadeey adaa Nafta qaayiboo Ila qaybso nolasha Ila qabo axdiga Aan aqal galnee
Queue is empty
-- / --