VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliya - Lyrics

Ruuxdii runtii naftu ay rabtaa Ayaad raa ayaad raadisaa Ana raaliyaa Maxaan raaxada Ku rafaa Ku rafaadayee Ha iga roorinee runta ila waa Ha iga roorinee runta ila waa Waadigan I reebee Igu raaci waayee Waadigan I reebee Igu raaci waayee Hadmaad soo rogaal celin Hadmaad soo rogaal celin 2x Inaan reeriyoo hugu wada dhisnaa Dhaliyaa dhaliyaay rabee Oon raas dadloo ubad ii dhashaa Ku riyaa ku riyaaqayee Odigu raacbaan runtii aan rabee Odigu raacbaan runtii aan rabee Waadigan I reebee Igu raaci waayee Waadigan I reebee Igu raaci waayee Hadmaad soo rogaal celin Hadmaad soo rogaal celin 2x
Queue is empty
-- / --