VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta waa inaan kaa durkaa - Lyrics

anigaa adiga ku doortoo dadkaba wad iga xigtaaye ishaydaanba ku saari lahaa nacab kuuma daayaceen 2x kolse hadii aanay duunyo ii dareerayn darxumana aanan kaa daryeelayn 2x waa inaan duurka ka sii durkaa denbaa i tidhee waa inaan kaa durkaa 2x dunidaba sideedaba ninkii waayaa daaqa marna malab durduurtaa marna dacar ma leegtaa 2x kolse hadii aanay duunyo ii dareerayn darxumana aanan kaa daryeelayn 2x waa inaan duurka kasii durkaa denba i tidheee 2x
Queue is empty
-- / --