VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laydha - Lyrics

laydhii kalgacalkaa wadnahayga lulaysoo hadii aanan liibaan adi kugu lamaanayn ladi waayay oo ladanoow dartaabaan laqi waayay oontee inagoo lamaane a laxaadkii naftaydoow ila labalis caashaqa liibaantiisa caashaqa laba waxay wadaagaan marka ay lu iyo jiidh iyagu isku ladhan yihiin lilaah wada yihiin liibaantii jacaylkana ludhka ay iska dhawraan
Queue is empty
-- / --