VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geeri doortee - Lyrics

Dhoor guyaal baad Guud dabnayde Yaad gaboobine Guurso baan lahaa Guri sameesaan Talo ku goostee Sowtan gees kale Iila guuray Sida lay galay Garowsan maayee Geeri doortee maanta Aan go'o Hadaan gashaanti Mowdku gaadin Kolay gayaan bay Geed u joogtaa Yaad gaboobine Guurso baan lahaa Guri barwaaqoon Ubad ku gaadhee Soowtan geedkiyo Gadhka lay sudhay Geeri doortee Maanta aan go'o Godob sidaan galay Oon qudh gooyey Gooni yooboo Is guhaadshee Gacal waxan lahaa Bayga gaaree garana Maayo Xuma aan Gaystee Garba duubaa lay Gudoon saday Geeri doortee Maanta aan go'o
Queue is empty
-- / --