VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerkayga baa dagtay - Lyrics

bilawgii jacayl is barashad a barbaarta qof kaala soo baxay ayaad boqol jeer u baantahayoo beerkayga adaa bogayga dagay adaa igu beeray boholyawga bildhaan aragaa aan kuu bogay badankiyo laabtana basaas tiray ha baylihin balanta caashaqa ha beenayn nafaad badhkeed tahay barbaarina kalgacal aan bi,in bu,da iyo niyaa dookhu buuxsamay bishaaro markaad tidhi bilkhayr idhi ayaad baxsanoow bogsiin u tahoo baaqaygu waa baahida kalgacal adaana igu baashay kuna baafshay bartaad jirtana aan u beernaqay beerkayga qalbiga badhtan dagay ha baylihin balanta caashaqa ha beenayn nafaad badhkeed tahay barbaarina kalgacal aan bi,in
Queue is empty
-- / --