VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamasho - Lyrics

Judhaan Ku Arko ku Eegaba jaleecada Eegmadada jiriracadu I Qaada jaceyl Baad Igu Abuurtay Jamaalka Iyo Jooga Wacan nafteyda Jeedanayee habeen Habeen habeen Hurda Kaama Jiifee jidiinkana Daa Warkiisa Janooy Quruxeey Inabti adoo Ii Jeedin Dhabarka jawaab Waafiya Isii Waxa Jeceshoo Jirka Xigo marnaba Isha Sooma Jiide hadeey Jamashado Ku Qaado naftani Adi Kuuma Jeedee Jirkeyga Arkootay qalbiga Adi Kulama Jooge midbaan Midbaan midbaan Aniguba U Jeele jadiin Iyo Jiib U Seegee Jajuub Baad Igu Wadaaye jaceyl Aan Aniga I Heyn miyaan Kula Jili Karaa Jaceylkan Xiisihiisa jiro Iyo Cudur Buu I Badayo jirkaba I Dubaaxinaayo jar Baan U Qaba Naftaadee jaahagu Haduu I Qaatay jirada Xubiguna I Heeso jar Baa Jar Baa jar Baa Ka Lusha Go'aan Qado jadiin Go'a Ha Igu Eeginee Janooy Quruxeey Inabti adoo Ii Jeedin Dhabarka jawaab Waafiya Isii Jaceylka Xiiso Mooday jiro Iyo Cudur Aad Ku Sheegtay anigu Kuuma Jixinjixaaye jibadu Yey Kula Fogaanin Hadaan Kula Jalaqsanaaday jamaalkeyguna Ku Deeqay qalbigu Qalbigu qalbigu Wuu Ka Janjeera jar Baan Ka Xigaa Naftaadee Jajuub Baad Igu Wadaaye jaceyl Aan Aniga I Heyn miyaan Kula Jili Karaa
Queue is empty
-- / --