VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaan macaan - Lyrics

Qiimayn diraciyo marti joogidaa Maankiyo qalbigu ala macaan Macaan mayaba i dhahee Maqal raaciyiyo maydhax diiridaa Maankiyo qalbiga ala macaan Macaan mayaba i dhahee 2× Muna quruxsaneey ala macaan Macaan mayaba i dhahee Maanka doojiyoow ala macaan Macaan maqal nala duboo Waan muuq yaree Waxaan maalo wado Ama soo iloow Ala macaan macaan Maya ha igu odhan Maantaba anigu murug uma arkee Heelaanka dhidid Malabkiyo mirahaad muusanee 2× Ama soo iloow Ala macaan macaan Maya ha igu odhan Heelaanka dhidid malabkiyo Mirahaad muusanee Marinkaagibaan magaalada munooy Maanta aan ka gali Ala macaan maacaan Ku mashquulsanahee Mayaygaagayee Waa u mahad alee Mudo aan fogayn ala macaan Macaan marwadaada noqon 2× Maanta aan ka gali Ala macaan maacaan Ku mashquulsanahee Mudo aan fogayn ala macaan Macaan marwadaada noqon 2× Maanta aan ka gali Mudo aan fogayn Maanta aan ka gali Ala macaan maacaan Ku mashquulsanahee Mudo aan fogayn ala macaan Macaan marwadaada noqon
Queue is empty
-- / --