VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawaaloow calanka - Lyrics

calanka cawaalow calankayagow cawaalow calanka calanka cirkon cadlahaynba caynadiisa leedahoo midabkaagu waa caan calankaayagow cawaale caawalow waxaa tahay calaamad gaaro caadil na siiyo cadaanka iyo madowga nagu wada ciseeyaan calanka cawaalow calankayagow cawaalow calanka calanka calanka cawaalow calankayagow cawaalow calanka calanka carigaagu waa hodan ciriq dilaac ciriq ciidaadu wa dahab cawaale calankaaagow cawaale caawalow waxaa tahay calaamad gaaro caadil na siiyo cadaanka iyo madowga nagu wada ciseeyaan calanka cawaalow calankayagow cawaalow calanka calankayagow
Queue is empty
-- / --