VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ragu haybad - Lyrics

Ninkii heesa tiriyaba Hobolkii dhaqaaqaba Horta wuxuu amaanaa Habku habkuu Habku dumarku leeyahay 2× Raga haybad soomaali Ma hal macalin tiraybaa Ma geed lagu hartaayoo Hadh qabow lahaynba 2× Horta lama amaanee Sawka horyaalka maansada Hawraarta kuma jiro Sida sida sideedaba Sida sida sideedaba Sidee lagu hilmaamaa Sawkan hoodo wacan loo Dhibka naga horjoogoo Na hogaanahoo Na hogaanahoo 2× Markaad wato warankay Hubka la isku qaato Cadaow reerka weeraro Hanad hanad Hanad lagu xasuustaa 2× Markii aad u hooyateee Hadhuudh buuxa la keenaan Hareeraha ka qabataa Hanad lagu xasuustaa 2× Markay hiilka joogtee Habar waa casha gaadhaa Hanad lagu Hanad lagu xasuustaa 2× Sida sida sideedaba Sida sida sideedaba Sidee lagu hilmaamaa Sawkan hoodo wacan loo Dhibka naga horjoogoo Na hogaanahoo Na hogaanahoo 2×
Queue is empty
-- / --