VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waris - Lyrics

Aduunyadu wareer iyo Walwal iyo dhibaatiyo Alla waayo badanaayee Warankii jacaylka Igu waa bariistoo Wadanaha ikala jaraaye Wadka waad u sarimtaa Waxii muuqda waa qabo Walee waa tanoo kale ee Warqadaha la qoray iyo Wargaysyada aduunka Weediiy mahaygii Kama helin kawaaboo Waxan kama waraysaninee Waqti bay i lasara kacay Hee - haa Warisee adaan kuu waalanayaa Aaway weheshigeeni ? Walbaharka caashaqa Baa iga wareeshoo Wadanaha ikala jarayee Wadka waad u sarimtaa Waxii muuqda waa qabo Walee waa tanoo kale ee Warqadaha la qoray iyo Wargaysyada aduunka Weediiy mahaygii Kama helin kawaaboo Waxan kama waraysaninee Waqti bay i lasara kacay Hee - haa
Queue is empty
-- / --