VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida laba walaalaa - Lyrics

Sida laba walaala'ah Inaan naqono waa libin Sida Layla iya Qeys Inaan noqono laabqura 2X-Ana lahasho owgaa Malado hurdadaa baas Lixda saac habeennimaa Li la loow laygu heesaa 2X-Hadaad adigu ladan tahay Inaan liito ma ogtahay Misa waaba lumayoo Lurka waa igu kaligeey 2X- Sida leeydha iyo roob Inaan noqono waa libin 2X Sida lug iyo qorof colaad Inaan noqono lama huraan 2X Anna labalabo iyo ciil Ma ladoo hurdada baas Lixda saac habeenkii Li la loow laygu heesaa Hadaan adigu ladan tahay Inaan liito ma ogtahay 2X-Mise waaba lumayoo Lurku waaba igu kaligeey 2X-Sida looxa iyo diiin Inaan noqono waa libin Sida leedhka dhacay qorii Inaan noqono lama huraan 2X-Aniganaa libaaxii Jaceyl kaa ilagdadayoo Mise waaba lumayoo Lixda saac habeenkii Lyrics by Saida Arabei
Queue is empty
-- / --